Liiska Odayaasha iyo xubnaha Bulshada rayidka ee soo xulaya 5-kursi oo la shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 5 tii kursi ee guddigu shaaciyey xalay.   Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaana lagu soo bandhigay Odayaasha dhaqanka iyo ururada bulshada ee kuraastan soo xulaya, waxa uuna guddiga xubnahan ka codsaday … Continue reading Liiska Odayaasha iyo xubnaha Bulshada rayidka ee soo xulaya 5-kursi oo la shaaciyay